BakiPress.com

Dawlada Britain oo dalkeega ka mamnuucday cunista iyo ka ganacsiga qaadka

Posted by admin on July 4, 2013


Xoghayaha arrimaha dibeda ee dalka Britain, Teresa May ayaa ku dhawaaqday in dawlado ay joojisay cunida iyo ka ganacsiga

qaad

qaadka.  Go’aanka mamnuucista Khaadka oo ay ku dhawaaqday Teresa May, ayaa waxa uu ka hor imanayaa talo ay bixiyeen Guddi dowladda la taliya oo ku soo gabagabeeyay baaritaan ay wadeen bishii Janaayo in Khaadka aan la mamnuucin.

Guddigaasi ayaa sheegay in aan lahayn caddeyn ku filan oo ah in Khaadku sababo dhibaatooyin caafimaad ama uu keeno dambi.

Khaadka ayaa waxa uu mamnuuc ka yahay dalal badan oo ku yaal qaaradda Yurub iyo weliba dalalka Canada iyo Mareykanka

Leave a comment