BakiPress.com

Archive for November, 2012

War Deg-dega:Beelaha Gadabuursi oo guushii raacday horyaalka xildhibaanada golaha degaanka Gobolka Salal ee magaalomadaxda Saylac kadibmarkii ay heleen 11 xildhibaan, halka beelaha ciise iyaguna ay ka heleen 6 xildhibaan oo qudha

Posted by admin on November 30, 2012


Saylac(Bakipress) – Degmada Saylac ayaa wararka naga soo gaadhayaa ay sheegayaan in tiradii sanaadiiqda dhammaan caawa la soo gabogabeeyey. wararku waxa kaloo intaa ay ku darayaan in xildhibaanada golaha degaanka ee saylac oo ka kooban 17 xubnood ay qayblibaax ka qaateen beelaha Gadabuursi oo iyagu ugu badan degaankaasi iyagoo helay 11 xildhibaan, halka beesha ciise oo min Itoobiya illaa jabuuti lagaga soo daabulay gawaadhi ay ka heleen 6 kursi oo qudha iyadoo dawladda Jabuuti dabakarriix ay ku keentay dadkaasi iyo weliba dad Orommo ah oo ciise lagu sheegay.                          

                                                                Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in News | 1 Comment »

The UN voted to recognize a Palestinian State

Posted by admin on November 30, 2012


UNITED NATIONS The United Nations voted overwhelmingly Thursday to recognize a Palestinian state, a long-sought victory for the Palestinians but an embarrassing diplomatic defeat for the United States.

 

The resolution upgrading the Palestinians’ status to a nonmember observer state at the United Nations was approved by a more than two-thirds majority of the 193-member world body — a vote of 138-9, with 41 abstentions. The Vatican is the only other entity in the U.N. that shares the same status. Read the rest of this entry »

Posted in News | 1 Comment »

Komishanka Awdal oo shaaciyey xildhibaanada golaha degaanka ku guulaystay degmada Lughaya

Posted by admin on November 30, 2012


B0rama (Bakipress)Waxaa ay noqotay degmada lughaya ee ka tirsan gobalka awdal degmadii ugu horaysay ee gudida komishanku soo saaraan xildhibaanad ugu horeeyay ee ku guulaysta golaha deegaanka degmada Lughaya, hadaba halkan ka akhriso sida ay arintani u dhacday iyo magacyada dadka ku guulaysta iyo qolooyinka ay kala yihii. waxan kulmiye helay 6 kursi Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Le Président Somalien poursuit sa visite de 48 Heures à Djibouti

Posted by admin on November 29, 2012


Le Président Somalien poursuit sa visite de 48 Heures à Djibouti Dans le cadre de sa visite officielle de 48 heures à Djibouti, le Président Somalien a visité aujourd’hui plusieurs sites à savoir le Port Autonome International de Djibouti, le Terminal à Containeur de Doraleh et le Terminal Pétrolier Horizon ainsi que la centrale des câbles internationaux de Djibouti Télécom sis à Haramous.

                           

Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Xisbiga kulmiye oo gobolada Awdal iyo Selel hogaaminaya codadka illaa hadda la tiriyey iyo xisbiga waddani oo kaalinta labaad ka ciyaaraya

Posted by admin on November 29, 2012


warar lagu kalsoonyahay oo naga soo gaadhaya halka lagu tirinayo codadka Gobolada Awdal iyo salal ayaa sheegaya in xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ugu fadallo cadyahay uguna tiro badanyahay codadka la tiriyey illa iyo maqribkii caawa magaalomadaxda Borama. sidoo kale waxa la sheegaya inu ku xigo xisbiga ummadu. waxa kale oo wararku intaa ay ku darayaan in degmada Saylac u hogaaminayo xisbiga Wadani waxana ku xiga xisbiga kulmiye inta la ogyahay, waxana la saadaalinayaa in reer Awdal ay saylac ka helaan intay ugu yartahay 13 kursi, halka xisbiga Xaqsoor u soo gaadhay khasaarihii ugu weynaa hadhuudhlahana lagu daray.

  Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Doorashada golaha degaanka ee Awdal iyo selel ayaa abaaro maqribkii albaabada loo laabay

Posted by admin on November 29, 2012


Borama(Bakipress) waxaa maanta loo dareeray codaynta golaha deegan dhamaan gobolada iyo degmooyinka jamhuuriyada somaliland hadaba gobolada Awdal iyo Selal ayaa ka mid ahaa meelaha sida nabad galyadah ah looga codeeyey.

hadaba markay ahayd saacadu 6:00pm ama makhriibka saacad geeska afrika ayaa waxaa albaabada loo jiiday dhamaan goobihii ay ka socotay codbixin ee gobolada Awdal iyo Salel  taas oo ku soo idlaatay si nabad galyo ah inkastoo meelaha qaar ay dadku ka cabanayaan oo iyagoo wali ku sugan goobta codbixinta lagu war galiyey inay joogsatay codbixintii. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Madaxwene kuxigeenka somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici iyo wafti u hogaaminayo oo u kicitimay magaalada Lughaya kadib markii laba qof askarta somalilnad ku dileen halkaa

Posted by admin on November 27, 2012


Lughaya(Bakipress) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici iyo wefti uu hogaaminayo ayaa galabta u baxay sidii ay xal uga gaadhi lahaayeen Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac keentay oo Lughaya ku dhex martay Ciidamadda Booliiska iyo Beel ka tirsan Deegaankaasi.

Wefti Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ku sii jeeda sidii ay xal uga dhalain lahaayeen arrintaas oo wali taagan isla markaana u kuur gali doono inay Doorashadu si habsami ah uga dhacdo berri, iyagoo kulamo la yeelan doona Masuuliyiinta Maamulka iyo Beelaha wada dega deegaankaas oo isku maan dhaafsan ka codaynta goobaha sanaaduuqda la dhigay. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Maashaa Allaah ku ildoogso Borama ninka sawirkan qaaday ayaa isaguna duco iyo bogaadin mudan anan u diraynaa

Posted by admin on November 26, 2012


Read the rest of this entry »

Posted in News | 2 Comments »

Gudoomiye kuxigeenka xisbiga xaqsoor Md. Cali Sandulle iyo saraakiil la socotay oo lagu afduubay degmada Xuddun

Posted by admin on November 26, 2012


Laascaanood(Bakipress) Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Cali Maxamud Axmed Cali Sandulle iyo Saraakiil kale oo uu ka mid yahay Af-hayeenka Ururkaasi Rashiid Jaamac Dheri ayay Maleeshiyo aan ilaa hada la aqoonsani ka af-duubteen meel waqooyi barri ka xigta laascaanood oo la yidhaahdo Xuddun. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Faafaahin muujinaysa qaabka loo kala saarayo ururada siyaasadda Somaliland ee ku tartamaya doorashada xildhibaanada dawladda hoose

Posted by admin on November 25, 2012


Hargeya (Bakipress)- Xisbiyada iyo ururrada siyaasadda ee ka qaybgalaya doorashada golayaasha degaanka ee Somaliland ka qabsoomaya 28ka bishan November oo ku beegan Arbacada toddobaadkan, waxa kala-reebistooda loo adeegsanayaa xeerka hab-dhaqanka doorashadaee iftiiminta qodobka 6aad ee xeerka nidaamka ururrada iyo asxaabta siyaasadda, kaasoo hoggaamiyeyaasha ururrada iyo xisbiyadu saxeexeen.

Haddaba, waxa uu wargeyska Jamhuuriya akhristayaashiisa iyo dadweynaha reer Somaliland u soo gudbinayaa iftiimin iyo faahfaahin la xidhiidha xeerka hab-dhaqanka ee lagu sharraxay qodobka 6aad ee xeerka nidaamka ururrada iyo asxaabta siyaasadda si bulshada codaynaysa, murrashaxiinta iyo ururrada tartamaya loogu bayaamiyo Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »