BakiPress.com

Ciidamada Ugaandha oo Galeyda Soomalida xoog ku qaato kadibna dalkooda ku soo shiita

Posted by admin on December 19, 2013


Qof la shaqeeyo ciidamada Ugaandha kana gaabsaday in la shaaciyo magaciisa ayaa dayniile u sheegay in ay aad ugu xun yihiin joogida ciidamada Ugaandha ee Soomaliya madama ay ku sheekystaan anaga waxaan halkaan u joognaa in aan ilamaheena ka saarano Jaamacadaha dalka Ugaandha dhaqaalana ka sameeyno waxaan aragna xasuuqna intaa uun baan u joognaa mooyee uma joogna in aan nabdeyno ayee igu tiri in ay kugula dhaga hadlayaan iyadoona uu yiri masuulkaan in ay caro kaa qabaneyso waxa ay ku dhaqmayaan ciidamada Ugaandha 

galeyn

Waxaase aad ula yaabay bay tiri in Galeyda Soomaaliya si lacag la aan ah ku qataan ciidamada Ugaandha kadibna dalkooda u daabulayaan si loogu soo shiida dibna logu soo celiyo si ay ugu dhigtaan Soor ama Ugaali waxaase aad ula yaabanahay buu yiri shaqsigaan la shaqeynaayey Ciidamada Ugaandha waxa ay dowlada wax uga qaban la dahay dhaca ay ku sameynayaan ciidamada Ugaandha Galeyda Soomaaliya waxase la yaab ah waxa diiday in ay Gataan dalka Soomaaliyna loogu shiida si ay lacag uga helaan Soomaalida madaama ay lacag badan ku qataan joogitaanka Soomaaliya ay joogaan

Masuulkaan ayaa shaqadii isaga tagay kadib markii uu u adkeysan waayey dhaqanka xun ay ku dhaqmaan ciidamada Ugaandha ee dhowrka sano joogo Soomaaliya kuwaa oo wax ka qaban la amaanka guud ee dalka Soomaliya

Ma jirta Dowlada Soomaliya wax ay ka qabaneysa ciidamada shisheeyey ee dalkeeda jooga bililaqada xoogan ay ku hayaan qeyraadka dalka iyagoona horay konteenarada ugu guran jiray ciida caramayada Soomalida ayey hadana bilaabeen in ay daabushaan galeyda mac ee ilaahay kumaneestay dalka Soomaaliya iyadoona taa jirin cid yac ka dhaheysa ama awooda in aka dhicisa waxaana moodaa hogaanka dalka Soomaaliya u uu afka juuqa gabay

 

 

 

One Response to “Ciidamada Ugaandha oo Galeyda Soomalida xoog ku qaato kadibna dalkooda ku soo shiita”

  1. Anonymous said

    Baki news bbc net com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: