BakiPress.com

Archive for July, 2013

Hay’ada UNCHR oo ka digtay in dib loo celiyo qaxootiga somalida ee kenya jooga

Posted by admin on July 12, 2013


Madaxa hay’adda UNHCR oo qoxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in qaxootiga Soomaaliyeed la celiyo iyadoo aan la raacin sharciayada caalamiga ah ee u dagsan qaxootiga iyo habka loola dhaqmo. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Qarax lala beegsaday ciidamada AMISOM iyo khasaare dhimasho iyo dhaawac leh

Posted by admin on July 12, 2013


Weerar Ismiidaamin ah ayaa goor dhow lala beegsday gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka xarunta hay’adda UNDP ay ku leedahay Muqdisho, iyadoo weerarkaas ay ka dhasheen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Wadahadladii Somaliland iyo Somalia oo la soo gabagabeeyey iyo qodobadii lagu heshiiyey

Posted by admin on July 10, 2013


(Bakipres) — Wadahadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa xalay lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray qodobbo dhowr oo labadii guddi ay isku afgarteen, inkastoo ay jiraan qodobbo la isku fahmi waayay oo dib loo dhigay ka hadalkooda. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Rai’sal wasaaraha Masar oo loo magacaabay Xaazim Albeblaawi

Posted by admin on July 10, 2013


Ra’iisal wasaaraha cusub ee Masar ayaa loo magacaabay Xaazim Al-Beblaawi kaasoo durbadiiba hindisay in ururka Ikhwaanul Muslimiinka ay qeyb ka noqdaan dowladda uu soo dhisayo. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Dawlada Somalia ayaa warqad ay kaga cabanayso ciidamada Kenya u dirtay Ururka Midowga Afrika

Posted by admin on July 4, 2013


Dowladda Soomaaliya ayaa warqad ay kaga cabanayso ciidamada Kenya ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya u diray ururka Midowga Afrika oo ay ciidammo kaga sugan yihiin Soomaaliya, warqaddan fawsiyaoo lagu tilmaamay qarax siyaasadeed oo soo dhexgalay dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

DAF serait-il l’homme à abattre pour le pouvoir en place ?

Posted by admin on July 4, 2013


Daher Ahmed Farah (DAF), président du MRD et porte-parole de l’USN, a été condamné ce mercredi 26 juin 2013 à deux (2) mois de prison ferme pour refus d’exécution introduite sur la base d’une décision de la Cour d’appel en date du 9 juillet 2003 cassé et annulé par un arrêt de la Cour suprême en date du 19 septembre 2004. C’est pour la énième fois que Daher DafAhmed Farah communément appelé DAF comparaissait devant le tribunal de Djibouti. Cette Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Dawlada Britain oo dalkeega ka mamnuucday cunista iyo ka ganacsiga qaadka

Posted by admin on July 4, 2013


Xoghayaha arrimaha dibeda ee dalka Britain, Teresa May ayaa ku dhawaaqday in dawlado ay joojisay cunida iyo ka ganacsiga

qaad

qaadka.  Go’aanka mamnuucista Khaadka oo ay ku dhawaaqday Teresa May, ayaa waxa uu ka hor imanayaa talo ay Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Ciidanka dalka Masar oo Madaxweyne Mursi afgenbiyey iyo dagaalo rabshado wata oo dalka ka socda

Posted by admin on July 4, 2013


Posted in News | Leave a Comment »

Mursi oo diiday inu talada dalka ka dhaadhaco, mudaaharaado iska soo horjeeda oo muxaafidka iyo mucaaradka Masar ay wadaan iyo walaac laga qabo inay ciidamadu inqilaab sameeyaan

Posted by admin on July 3, 2013


Posted in News | Leave a Comment »

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia C/Salaan Xaaji Hadliye oo iska fogeeyey eedeyn ay u soo jeediyeen QM

Posted by admin on July 3, 2013


Gudoomiyaha Bandhiga dhexe ee Soomaaliya C/salaan Xaaji Hadliye ayaa beeniyey musuq maasuq ay ku eedeysay Qaramada Cabdisalaam_HadliyeMidoobya oo ahaa in lacago malaayiin dolar gaaraysa oo bankiga tiilay si qaldan soo isticmaalay. Read the rest of this entry »

Posted in News | 1 Comment »