BakiPress.com

Archive for December, 2013

Ciidamada Ugaandha oo Galeyda Soomalida xoog ku qaato kadibna dalkooda ku soo shiita

Posted by admin on December 19, 2013


Qof la shaqeeyo ciidamada Ugaandha kana gaabsaday in la shaaciyo magaciisa ayaa dayniile u sheegay in ay aad ugu xun yihiin joogida ciidamada Ugaandha ee Soomaliya madama ay ku sheekystaan anaga waxaan halkaan u joognaa in aan ilamaheena ka saarano Jaamacadaha dalka Ugaandha dhaqaalana ka sameeyno waxaan aragna xasuuqna intaa uun baan u joognaa mooyee uma joogna in aan nabdeyno ayee igu tiri in ay kugula dhaga hadlayaan iyadoona uu yiri masuulkaan in ay caro kaa qabaneyso waxa ay ku dhaqmayaan ciidamada Ugaandha 

galeyn

Waxaase aad ula yaabay bay tiri in Galeyda Soomaaliya si lacag la aan ah ku qataan ciidamada Read the rest of this entry »

Posted in News | 1 Comment »

South Sudan army says loses town as fighting spreads

Posted by admin on December 19, 2013


(Reuters) – South Sudan’s army said it had lost control of the flashpoint town of Bor on Wednesday, its first acknowledged reversal in three days of clashes between rival groups of soldiers that have triggered warnings of a slide into civil war.Civilians arrive to a shelter at the United Nations Mission in the Republic of South Sudan compound on the outskirts of capital Juba in South Sudan Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Halkan ka daawo Rashiid Aw Nuur madaxweynihii la eryey ee Awdal state oo mudaaharaad iyo dhagaxtuur lagala hortegay magaalada Borama

Posted by admin on December 18, 2013


Posted in News | Leave a Comment »

Wariye ka socda channel 4 oo booqday xero ciidamada Alshabaab tababar loogu soo xidhayey

Posted by admin on December 17, 2013


Posted in News | Leave a Comment »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Saylici iyo Dawladda Faransiiska oo ku dul shiraya Markab Badda Cas taagan

Posted by admin on December 15, 2013


 Hargeysa(Bakipress) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici oo ay weheliyaan masuuliyiinta Gobolka Saaxil ayaa kula shiraya Dawladda Faransiiska Markab weyn oo saaka ka shiraacday Duleedka Dekedda Berbera.

saylici6-300x222

Lana oga ujeedada shirka u dhaxeeya Dawladda Faransiiska iyo Somaliland, hase yeeshee sida ay Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

The Ethnic Origin Of The Somali People And Clan System

Posted by admin on December 15, 2013


Reunification of the Somali       People
Jack L. Davies Appendix 4:
The Somali Ethnic Group and Clan       System <103>
Table of Contents

  • Ethnic Origins of the       Somali People

  • Founding the Somali Ethnic       Group

  • The Clan Structure of the       Somali People

A.4.1 Ethnic Origins of the Somali       People
Almost all of the many different ethnic groups on the Horn of Africa trace       their origins on the male side either

  • as Hamitic people back to Ham,       the second son of Noah or

  • as Semitic people back to Shem,       the first son of Noah. Read the rest of this entry »

Posted in News | 45 Comments »