BakiPress.com

Archive for December, 2012

War degdeg ah:Mudaaharaaddo saaka subaxdii bilaabmay illa caawana ka socda magaalada Borama

Posted by admin on December 30, 2012


Wafti u hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta galabtii soo gaadhay magaalada Borama.

waftigan oo sida la ogyahay u Siilaanyo u soo diray Borama kadib markii isaga iyo Saylici ay isku mariwaayeen taasoo siilaanyo ka codsaday sayilici in ciisaha loo daayo Maayarka saylac, halka saylicina arrintaa ku gacansaydhay.  Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in News | Leave a Comment »

Nairobi blast kills three, injures MP Mr. Yusuf Xasan Cabdi

Posted by admin on December 7, 2012


0NAIROBI; KENYA: Three people were on Friday night killed and eight others including Kamkunji MP Yusuf Hassan and a child wounded in a blast outside a mosque in Eastleigh, Nairobi.

The blast happened about 8pm outside a busy mosque along Muratina Road Section I in a busy estate.

Mr Hassan suffered a fractured leg and was taken to the Aga Khan Hospital and the others to the Kenyatta National Hospital, six of them with serious injuries.

He said he had been talking to a group of youths after leaving the mosque when someone threw a grenade at them. The grenade caused a huge crater at the scene.

Deputy speaker Farah Maalim and Makadara MP Mike Sonko are among dignitaries who arrived to visit their injured colleague. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

War Degdeg ah: qarax lala beegsaday masaajid ku yaalla magaalda Nairobi xaafada islii ee somalidu ku badantahay

Posted by admin on December 7, 2012


mosque explosion.jpgwaxa caawa abaaro 7.30 habeennimo ka dhacay magaalada Nairobi qarax lala beegsaday masaajid la yidhaa alhuda oo ku yaalla badhtamaha Isii oo ah xaafad somalidu ku badantahay. sida wararku ay sheegayaan qaraxan ayaa ahaa mid qorsheysan, waxana la sheegayaa  in ugu yaraan 10 qof ay ku dhaawacmeen illaa iyo hadda, waxana ku jira dadka dhaawacmay mudanaha laga soo doorto xaafada islii ee Yusuf Xasan. Ilaa hadan lama oga mudanaha dhaawaciisu intuu gaadhsiisan yahay. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Halkan ka daalcao natiijadii golaha degaanka Hargaysa magaacda xubnaha cusub iyo sida xisbiyadu u kala guulaysteen

Posted by admin on December 6, 2012


guddiga%20doorashada%20deg%20HargLiiska xubnaha ku guulaystay iyo xisbiyada ay ka kala socdaan:

KULMIYE

  1. Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474

  2. C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455

  3. Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151

  4. Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793

  5. Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625

  6. Axmed Daahir Axmed Magan 3484 Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Halkan ka daalaco natiijadii Burco iyo sida loo kala helay

Posted by admin on December 6, 2012


1-Nuux Maxed Xuseen – Kulmiye H/Jeclo

2-Ibraahin Jaamac Basaale( Gaboobe )–Kulmiye – H/Jeclo

3-C/raxmaan Xasan Nuur (laki)  Kulmiye  H/Jeclo

4-Mubaarig Yuusuf Cilmi ( Bidhi) –  Kulmiye  H/Jeclo Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Magaalada Hargeysa oo caawa ay gilgileen rabshado dhagaxtrrur wata iyo booliska oo rasaas nool adeegsanaya

Posted by admin on December 6, 2012


breaking news Hargeysa 06 Dec 2012 (SNN)- Ugu yaraan hal qof ayaa la sheegay inuu dhintay ilaa tobaneeyo kalena dhaawacyo ayaa soo gaadhay, kadib rasaas ciidanka Boolisku u adeegsaday dhallinyaro fara badan oo caawa mudaharaad ka dhan ah natiijada doorashada ee degmada Hargeysa oo uu qaadacay urur-siyaasadeedka XAQSOOR.

Waxyar kadib markii Guddiga Doorashooyinku caawa fiidkii ku dhawaaqeen natiijada doorashada ee degmada Hargeysa, ayaa boqolaal dhallinyaro ah oo taageersanaa urur-siyaasadeedka Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Halkan ka akhriso natiijadii golaha degaanka ee demada Gabiley oo la shaaciyey

Posted by admin on December 5, 2012


Gabiley (Bakipress) – Guddida Doorashooyinka Degmadda Gabileya ayaaa Galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay Magacyadda Natiijadda Doorashada Goleyaasha Deegaanka. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Xildhibaan Cabdi Jaamac Oo Ka Mid Ahaa Murashixiinta Golaha Deegaanka Degmada Borama Oo Sheegay In Aanu Ku Qancin Natiijada Loo Sheegay Komishankana Ka Codsaday In Dib Loogu Eego Tirada

Posted by admin on December 4, 2012


Posted in News | Leave a Comment »

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Saylici iyo Maayar jiciir oo Berbera ka dhoofay

Posted by admin on December 3, 2012


Posted in News | Leave a Comment »

War degdeg ah: warar hordhac ah oo ka soo baxay xarunta komishanka Borama iyo Axsaabta qaranku siday kuraasta u kala heleen

Posted by admin on December 3, 2012


breakingBorama (Bakipress) doorashadii goleyaasha deegaanka  ee qabsoontay bishii Nov 28 keedii ayaa weli loo hanqal taaayay  magaalooyin badan oo ka mida Somaliland, sida Hargeysa, Borama, Burco  iyo Gabiley.

Tirinta codadka ee ururada iyo Xisbiyada ayaa sida ay sheegeen komishanka doorashooyinku la filayay in la soo gabagabeeyo maalintii shalay , balse mad madow soo dhex galay sanaaduuqda qaarkood ayaa dhaliyay khilaaf taasoo keentay in la laalo oo dibeda loo tuuro. Wada hadal dheer oo dhexmaray wakiilada ururada, xisbiyada iyo gudida komishanka ayaa la isla qaatay in dib loo tiriyo 14 ka mida sideed iyo tobonkaas sanduuq, waxaana la laalay oo la kansal gareeyay 4 sanduuq. Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »