BakiPress.com

Archive for June, 2013

Xassan Dahir oo la dhigay Xabsiga Habar Qadiijo ee Magaalladda Muqdisho

Posted by admin on June 30, 2013


Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay Jeelka dhigtay Dambiile Xassan Dahir Aweys oo Maqribnimadii xalay laga dejiyay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalladda Muqdisho.

Sheekh_Xasan_Daahir%20AweysIllo wareedyo ka tirsan Xukuumadda Somalia, ayaa waxa ay Shabakadda Soomaalidamaanta u xaqiijiyeen in Xasan Daahir Aweys uu ku jiro xabsi ay maamusho Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Xarunta lagu Magacaabo Habar Qadiijo oo ah xarun ciidanka Nabadsugida ay leeyihiin. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in News | Leave a Comment »

Moscow website Telegrafist claims that Russia plans to bomb Qatar and Saudi Arabia

Posted by admin on June 30, 2013


As political tension rises between Riyadh and Moscow regarding the Syrian crisis, Moscow website Telegrafist claims that ruushkaRussia is threatening to attack Riyadh and Doha.

The website claims that a senior official in the Russian Air Force stated that his country has plans to strike the capitals of Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Muwaadin Reer Saylac ah oo Siilaanyo dhinac walba wax ka tusay kuna dhaliilay eex, qabyaalad, Cadaaladdarro, saamixumo, xayiraad iyo cunaqabatayn dhaqaale oo ay ka kow tahay Dekedda Saylac.

Posted by admin on June 30, 2013


Posted in News | Leave a Comment »

Xasan Daahir Aweys oo ka degay madaarka Adaan Cadde Airport ee Muqdisho

Posted by admin on June 30, 2013


Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya gaaray Shiikh Xasan Daahir Aweys oo maalmihii aynu ka soo gudubnay ku sugnaa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Xasan Daahir  ayaa waxaa Muqdisho geystay diyaarad ka soo qaadday Cadaado.

Sheekh_Xasan_Daahir%20Aweys Xasan Daahir oo ay wehlinayaan xubno isugu jira Xildhibaanno, Oday dhaqameedyo iyo waxgarad kale ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo Read the rest of this entry »

Posted in News | 1 Comment »

Sunatimes:Secret Dahabshiil documents of Al-Shabaab Finance

Posted by admin on June 28, 2013


MOGADISHU (Sunatimes)- Whistleblowing website WaagaCusub (New Dawn in TopSecret1Somali) has published hundreds of Dahabshiil financial and secret documents dating as far back as 2004.

The website, founded by Somali investigative journalist, Dahir Alasow, has Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Posted by admin on June 27, 2013


Posted in News | Leave a Comment »

Alshabaab oo laba garab u kala jabtay, dil iyo khaarajin dhexdooda ka dillaacay oo aw u danbeeyey Ibrahim (afghani) Ibrahim Xaaji Jaamac Miicaad anu khaarajiyey Axmad Godane

Posted by admin on June 27, 2013


Ururka Alshabaab ayaa mudooyinkan danbe si weyn isku khilaafay, kaasoo keenay in xubnihii ugu cadcadaa ay iyagu dhexdooda is khaarajiyaan. xisbigaa ay u kala jabay laba garab oo kala ah: Ibrahim Afghan, Alamriki, Mukhtaar Roobow, Xikmatyaar(waa afghani) Zubeyr Almuhaajir(waa Soodaani) Xasan Afrax,Odowaa, Burhaan, Abu Yoonis, Fuad Shangole iyo Xasan Daahir aweys oo isku garb ah, halka Axmad Godane iyo rag  kalena ay garabka kale yihiin. arrintaasi waxa ka dhashay in ragga qaarkood la khaarajiyo halka qaar kalena ay naftooda la carareen waxana cad in garabka godane ay leeyihiin gacanta sare illa iyo hadadaa an joogno, balse si fiican ay u kala jabeen, taas oo yuhuun gelinaysa nin kastoo nabada jecel dalku inu xasilana raba.
 
1. Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad oo ku magac dheer (Ibraahim Afghan), balse Gudaha Kooxda Al-shabaab loogu yaqaan Abubakar Al-Zeylici ahaana ninka ku xiga ina Godane, ayaa la sheegayaa in la khaarajiyey  kadib markii dhawaan Maleeshiyo Daacad u ah Axmed Aw-cabdi Ibrahim_alafghaniGodane ay weerar ku qaadeen goob u ka deganaa Ibrahim Magaalada Baraawe. colka axmad godane waxa lagu sheegay ilaa 800 oo askari waxana watay nin la Read the rest of this entry »

Posted in News | 1 Comment »

Halkan ka akhriso golaha wasiirada Siilaanyo magacaabay oo la labalaabay iyo reeraha ay ka soo kala jeedaan

Posted by admin on June 26, 2013


      

Hargeysa-(BON) Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo habeen hore saqdii dhexe soo saaray Digreeto uu ku magacaabay xubno cusub oo Wasiiro ah, Wasiir dawlayaal, Wasiir ku xigeen iyo la taliyayaal isla markaana xilka qaaday 9 xubnood oo golihiisa Wasiirada ka tirsan ayaa sidoo kale isku badel iyo dalacis ku sameeyey qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada. Read the rest of this entry »

Posted in News | 1 Comment »

Madaxweyne Siilaanyo oo golaha wasiirada Somaliland isku shaandheeyey qaar cusubna magacaabay halka qaar kalena seeftu qaaday

Posted by admin on June 25, 2013


Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo kuwo xilalkii ay hayeen lag bedelay.

 siilaanyo1

MADAXWEYNUHU:- Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »

Wasiirka arrimaha dibedda ee Somalia Fawsiya Yusuf Xaaji iyo safiirka kenya Maxamad Cali Ameeriko oo Kenya u saxeexay badda Somalia todobaadkii hore

Posted by admin on June 24, 2013


Qaar ka mid ah wargeys-yada ka soo baxa Kenya oo uu ka mid yahay (Standard) ayaa waxey qoreen wadahadalo cusub oo u amerikofawsiyadhexeeya wasaaradda arrimaha Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »