BakiPress.com

War Degdeg ah: qarax lala beegsaday masaajid ku yaalla magaalda Nairobi xaafada islii ee somalidu ku badantahay

Posted by admin on December 7, 2012


mosque explosion.jpgwaxa caawa abaaro 7.30 habeennimo ka dhacay magaalada Nairobi qarax lala beegsaday masaajid la yidhaa alhuda oo ku yaalla badhtamaha Isii oo ah xaafad somalidu ku badantahay. sida wararku ay sheegayaan qaraxan ayaa ahaa mid qorsheysan, waxana la sheegayaa  in ugu yaraan 10 qof ay ku dhaawacmeen illaa iyo hadda, waxana ku jira dadka dhaawacmay mudanaha laga soo doorto xaafada islii ee Yusuf Xasan. Ilaa hadan lama oga mudanaha dhaawaciisu intuu gaadhsiisan yahay.

warar an la hubin ayaa iyaguna sheegaya in galabtiid maanta dadka xaafada loo qaybiyey warqado lagu ogaysiinayo in Md. Yusuf Xassan cabdi u dadka somalida ah kala hadli doono masaajika alhuda ee qaraxu ka dhacay, waana sabataa ta keentay in qraxan lagu tilmaamo mid qorsheysnaa oo loola dan lahaa mudanaha.

Yusuf Xasan Cabdi ayaa ah sheegay inu yahay nin shaqo badan oo wax badan ka qabtay horumarinta xaafada islii, dadka somalida ahna xuquuqdooda u dagaalama.

wixii warar ah ee ka soo kordha qaraxaa kala soco bakipress.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: