BakiPress.com

Halkan ka akhriso natiijadii golaha degaanka ee demada Gabiley oo la shaaciyey

Posted by admin on December 5, 2012


Gabiley (Bakipress) – Guddida Doorashooyinka Degmadda Gabileya ayaaa Galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay Magacyadda Natiijadda Doorashada Goleyaasha Deegaanka.

Waxaanan halkan idiinku soo gudbinaynaa 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Degmadda Gabiley iyo Cododka ay kala heleen Axsaabtii Doorashada ku tartamaysay, kuwaas oo kala ah sidan:-

Kulmiye
1- Cabdiqaadir Maxamed Faarax
2- Cabdi Ciidle Cali Ismaaciil
3- Cibaado Maax Cilmi
4- Shucayb Maxamed Muuse
5- Cali Maxamed Sheekh Saleebaan
6- Maxamed Amiin Cali Alaalle
7- Dr. Axmed Cali Maxamed

UCID
1- Cumar Cali Obsiiye
2- Maxamed-Amiin Cumar Cabdi
3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal
4- Mahdi Maxamed Xaashi Jaamac

WADDANI
1- Xasan Axmed Maxamed Aadan
2- Cali Maxamuud ismaaciil
3- Iid Xasan Cabdi
4- Cabdicasiis Cabdilaahi ismaacii

DALSAN
1- Cali Axmed Yuusuf Xaashi
2- Mustafe Sayid Abokor

RAYS
1- Cabdisamad Sheekh Aadan Amiin
2- Axmed Siciid Kibaar

XAQSOOR
1- Nimco Axmed Cabdi

UMMADDA
1- Cabdi Yuusuf Daahir Goole

Cododka ay ka kala heleen Gabileya ayaa kala ah sidan:-

Kulmiye- 21693

UCID -13440

Wadani-12158

Rays- 6939

Dalsan- 6547

Xaqsoor- 3195

Ummadda- 2425.

Gabiley News Desk
Gabiley
Office

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: