BakiPress.com

Archive for December 1st, 2012

Xasan Ciise waa cunsuri Wuxu noola yimid Abtirsiin waa hore dhimatay oo Binu Axmed la yidhaa 200 000 oo doolar oo hor-maris ah ayuu beesha Ciise ka qaatay(Ina Cumar Geelle) kadibna wuxu na dhigay cidlo

Posted by admin on December 1, 2012


Lowyacado(Bakipress)- Siyaasiga xuseen Xaaji Saalax oo ka tirsanaa dadkii ka qayb galay shirkii Ceel-gaal ee beesha Ciise ayaa

si ba,an u weeraray Gudoomiyaha xisbiga Xaqsoor,isla markaana sheegay in isagu halkaasi dhigay beesha Ciise, Siyaasiga oo ka hadlaya shirkaasi ayaa sheegay in Xasan Ciise oo ah hogaamiyaha Xisbiga Xaqsoor uu beesha la dulyimiday Abtirsiin dhimatay,isla markaana siyaasiyiinta Jabuuti lacag kaga soo qaatay in uu xisbigiisa ka nadiifinayo dadka kale ee deegaanka.isla markaana uu dhamaan Saylac iyo lughaya ka soo saari doono beesha Ciise. Read the rest of this entry »

Advertisements

Posted in News | Leave a Comment »

Halkan ka fiirso liiska xildhibaanada golaha degaanka degmada Saylac ku guulaystay iyo reeraha ay ka soo kala jeedaan

Posted by admin on December 1, 2012


waakan liiskiila wada sugaayey ee golaha degaanka ee degmada Saylac. waxana dhinaca axsaabta  ugu horreeya xisbiga kulmiye

1. Xildhibaan Geesh Aadan Bile                                     Ciise/reer geeddi                          kulmiye Read the rest of this entry »

Posted in News | Leave a Comment »