BakiPress.com

Komishanka Awdal oo shaaciyey xildhibaanada golaha degaanka ku guulaystay degmada Lughaya

Posted by admin on November 30, 2012


B0rama (Bakipress)Waxaa ay noqotay degmada lughaya ee ka tirsan gobalka awdal degmadii ugu horaysay ee gudida komishanku soo saaraan xildhibaanad ugu horeeyay ee ku guulaysta golaha deegaanka degmada Lughaya, hadaba halkan ka akhriso sida ay arintani u dhacday iyo magacyada dadka ku guulaysta iyo qolooyinka ay kala yihii. waxan kulmiye helay 6 kursi

 

1- Xaamud Maxamed Ducaale UCID(BM)

2- Cismaan Xadi Siciid KULMIYE(BA)

3- Maxamed Jaamac Diiriye KULMIYE(AB)

4-Cabdilaahi Cali Aw nuur kULMIYE(BM)

5- Maxamed Ibraahim Ismaaciil KULMIYE(BM)

6- Cige Cali Xuseen KULMIYE(BM)

7- Cismaan Faarax Tukaale AB

8- Cilmi Siyaad Xirsi WADANI (Bm)

9- Xasan Maxamuud Dhimbiil Xaqsoor(Ciise)

10-Muumin Muuse Ducaale Xaqsoor (Ciise)

11- Axmed Xuseen Badmaax WADANI (BM)

12- Sacad Nuur Xaaji Jaamac UCID (BM)

13- Ibraahin Jaamac Cige Kulmiye(BM).

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: