BakiPress.com

Doorashada golaha degaanka ee Awdal iyo selel ayaa abaaro maqribkii albaabada loo laabay

Posted by admin on November 29, 2012


Borama(Bakipress) waxaa maanta loo dareeray codaynta golaha deegan dhamaan gobolada iyo degmooyinka jamhuuriyada somaliland hadaba gobolada Awdal iyo Selal ayaa ka mid ahaa meelaha sida nabad galyadah ah looga codeeyey.

hadaba markay ahayd saacadu 6:00pm ama makhriibka saacad geeska afrika ayaa waxaa albaabada loo jiiday dhamaan goobihii ay ka socotay codbixin ee gobolada Awdal iyo Salel  taas oo ku soo idlaatay si nabad galyo ah inkastoo meelaha qaar ay dadku ka cabanayaan oo iyagoo wali ku sugan goobta codbixinta lagu war galiyey inay joogsatay codbixintii.

sida aaan wararka ku helayno gobolka salel naga soo gaaray ayaa sheegayaa in dhamaan goobihii codbixinta ee gobolka salel la soo afjaray markay ahayd makhriibkii.

Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland Md. Ciise Yuusuf  Xamari, ayaa sheegay in sida ugu dhakhsiyaaha badan loo gudo gali doono tirinta cododka gudoomiyaha ayaa sheegay in goob waliba lagu tirindoono codeena isagoo xusay ina sida ugu dhakhsiyaha badane ay u shaacin doonan natiijada.

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: