BakiPress.com

Madaxwene kuxigeenka somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici iyo wafti u hogaaminayo oo u kicitimay magaalada Lughaya kadib markii laba qof askarta somalilnad ku dileen halkaa

Posted by admin on November 27, 2012


Lughaya(Bakipress) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici iyo wefti uu hogaaminayo ayaa galabta u baxay sidii ay xal uga gaadhi lahaayeen Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac keentay oo Lughaya ku dhex martay Ciidamadda Booliiska iyo Beel ka tirsan Deegaankaasi.

Wefti Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ku sii jeeda sidii ay xal uga dhalain lahaayeen arrintaas oo wali taagan isla markaana u kuur gali doono inay Doorashadu si habsami ah uga dhacdo berri, iyagoo kulamo la yeelan doona Masuuliyiinta Maamulka iyo Beelaha wada dega deegaankaas oo isku maan dhaafsan ka codaynta goobaha sanaaduuqda la dhigay.

Ilaa hada ma jirto dhibaato kale oo dhacday marka laga yimaado Hal qof oo dhintay iyo dhaawaca laba kale, wallow la sheegay sanduuq yaalay goob magaaladda badhtankeeda ah inay qaateen dad gadoodsan oo dhibataada dhacday ka xanaaqsani.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: