Bakipress waxa lagu soo daabacay maqaal cinwaankiisu ahaa: Dhiigga samaraoon ee dhulka u dhacay Rayaale ma dhiboo kursuu dhaafsaday waase loo dhiman, oo dalkii hooyo laga soo diray wakhti ummadda samaroon wada dhiilaysneyd kadib markii la ogaaday inu Rayaale dhiigga tolkii isagu qarinayo kuna hongoobay inu dadqalatadii sharciga u horkeeno amma xataa u dhiilada dadka ka tacsiyeeyo oon illa maantana laga hayn. Maantana waxa afkiisa u ka sheegay in kursigiisa duullaan ay ku tahay habarcafaan maadaama ay rabaan inay u soo aaraan ninkoodii jidka lagu dilay ee 4 ta nin ka mid ahaa. waxanan markhaati ka ahay oon ilaahay la hortegayaa in Rayaale maalinwalba u la soo hadli jiray Suldaan Dhawal isagoo leh aniga iga warsuga tallaabana ha qaadina. Reer nuurna sidaas oo kale uu iyagana ula hadlay isagoo u raacshay haddaad tallaabo qaadaan somaliland oo dhan baa isugu kiin tegi doonta ee aniga iga war dhawra si aw u cabsi geliyo. Ninka fikirkiisu sidaa yahay ayuu samaroonna rabaa inu ka xiirto. waxase la yidhi: Nin tol waayaa khayre weheshada, waxanan halkan idiinku hayaa sida shirka iyo sheekaduba ay u dhacday iyo xaqiiqada biyo kama dhibcaanka ah kuna soo dhawaada: Read the rest of this entry »
Archive for the ‘News’ Category
Dhiigga samaroon ee dhulka u dhacay Rayaale ma dhiboo kursuu dhaafsday waase loo dhiman
Posted by baashe12 on November 5, 2009
Posted in News | Comments Off
Madaxweynaha Somaliland Baryahan hurdo dheer ayuu galay
Posted by baashe12 on November 5, 2009
Hargeysa(Ramaas) Nov. 04, 2009 – Boqor Cismaan Aw- Maxamuud Buur-madow, ayaa sheegay in magaalada Burco ay tallada dalka ka bixi doonto haddii aanay xukuumadu ka qaadan tallaabo deg deg ah arrimaha ka socda magaaladaasi. Boqor Cismaan Aw- Maxamuud oo ka tirsan salaadiinta Somaliland wuxuu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, waxa kale oo uu shirkaasi kaga hadlay hadal ka soo yeedhay Garaad Jaamac Garaad Cali, oo dhawaan shir ay koox uu hoggaaminayay ku yeesheen Nairobi ku iclaamiyay inay Somaliland dagaal la gali doonaan haddii Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Sigadow, Rayaale hadduu madaxweynenimo, caafiyad iyo nolol reer Awdal wax ugu tari waayey dhimashana waxba ugu tari maayee ma quustow qargooso
Posted by baashe12 on November 3, 2009
Anigoo tixraacaya maqaalka ku qoran Harowo.com una qoray ninka la yidhaado Sigad, cinwaankiisuna yahay: Cabdiraxmaan sayilici haddii uu wax badbaadinayo maanay habooneyn in uu badbaadiyo midnimada Awdal. maqaalkaas oo ninkaasi u yidhi Rayaale wuxu xukunka koray reer Awdal oo midaysan waxana bilaabay kala jebinta reer Awdal Saylici oo kala qaybiyey ee mawqifkiisa siyaasadeed ha Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Rebuttal of some of Richard Burton’s lies about Imam Ahmed Gurey and Zeila (His Book-The so-called first European foot steps on East Africa) By. S. Egeh
Posted by baashe12 on November 2, 2009
Richard Burton was not alone in his reckless and dangerous adventure to Zeila, Harrar and Berbera in 1854. He was just one of so many other spies, empire builders and many other misfits they sent to far off land in order to spy on them. They came in so many shapes, and forms. They all disguised as something they are not. You have Richard Burton, who disguised as Sheikh Abdulla, Walter Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Murashaxa jagada M/ku-xigeenka oo Maddaarka Hargeysa si diirran loogu soo dhaweeyey kana warbixiyey socdalkii u ku tagay Sucuudi Areebiya
Posted by baashe12 on November 2, 2009
Hargeysa (Bakipress)- Musharaxa jagada Madaxweyne-ku-xigeenka ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo muddo kooban socdaal ugu maqnaa dalka Sucuudi Arabiya, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Waxanu Saylici markii uu garoonka Diyaaradaha Hargeysa ka soo dagay oo si diirran loogu soo dhaweeyey u waramay qeybo kamid ah Warbaahinta Maxaliga ah wuxuna sheegay in muddadii uu ku sugnaa dalka Sucuudiga uu la kulmay jaaliyadda reer Somaliland ee degan dalkaasi, kuwaas oo u ugu yaraan dhawr shir oo isxigxigay ay kaga xog-waraeysteen xaaladda dalka. . Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Nin Masariya oo la sheegay inu la xoog yahay 30, 000 oo qof halkan ka daawo
Posted by baashe12 on October 31, 2009
Haddaad u baahato turjumad afsomaliga hoos ku qoran akhri Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Borama Baahiyaha ka taagan iyo ballanqaad aan dhammaan
Posted by baashe12 on October 31, 2009
Waa masaafo Hargeysa u jirta ilaa 120-km, balse waxay la socdaal iyo sahayba tahay 300-km. Waxa caadiyan Hargeysa ay u jirtaa oo looga socdaali lahaa muddo saacad iyo badh ah, hase yeeshee waxa hadda socdaalkeedu qaataa saddex saacadood. Duruuftaa qasbaysa in aad jiho kale u marto, halka yoolkaagu yahay inaad gaadho, waana daruuri baydh-baydhka iyo in bar kale la maraa. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Qaraxyo cusub oo Al-shabaab uga qorsheysan Somaliland iyo mas’uuliin xukuumadda ka tirsan oo hoos-hoos ula shaqeeya
Posted by baashe12 on October 31, 2009
Waxay Bartilmaameed Ka Dhigteen Dakedda Berbera, Madaarada Iyo Laynta Madaxda Xukuumadda Iyo Mucaaridka
Hargeysa October 29, 2009 (Haatuf) – Ururka Argagixisada ee Al-Shabaab ayaa qarka ula saaran inuu dalka Somaliland ka fuliyo hawl gallo qaraxyo cusub oo uu la beegsanayo goobo muhiin ah, oo ay ka mid yihiin Dekedda Berbera, Madaarka Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Rayaale oo lagula taliyey inu xiddiggiisii dubbaday faalna u qabtay inu diin indhal’a iyo dameer weyd ah lafahood jalamsado barkintana hoos gashado
Posted by baashe12 on October 31, 2009
Posted in News | Comments Off
Rayaale oo dilaalkii xoolaha nooli deeqi waayey haddana dilaal ka raba dawladda ingriiska si dad somaliland u dhashay oo aan warqado ku haysan dib loogu soo celiyo somaliland
Posted by baashe12 on October 27, 2009
Posted in News | Comments Off











