BakiPress.com

About us

Bakipress waa mareeg maalinle ah oo ku soo baxda afka hooyo ee somaaliga iyo af-ingriisi labadaba. Bakipress waxay ka warrantaa siyaasadda, dhaqaalaha, ciyaaraha, dhaqanka, suugaanta iyo dhacdooyinka ka dhaca inta dal ee lagaga hadlo af somaaliga siiba geeska Afrika.

Bakipress waxa astaan u ah warar sugan, dhexdhexaadnimo iyo hawl-hufan oo ku salaysan dimuqraadiyad, madaxbannaanida saxaafadda, anshax iyo tixgelinta xeerarka caalamiga ah ee u yaalla warbaahinta.