BakiPress.com

Archive for January 21st, 2012

Cali Xaaamud jibriil weligiiba geesi buu ahaa gabbashada an aqoon tallaabdan u qaadayna waa mid reer Adal dhammaan ay aad iyo aad ugu diirsadeen meel kastoo ay joogaan waana mid laga filayey

Posted by admin on January 21, 2012

Kadib markii u soo shaacbaxay warka sheegaya in Wasiir cali Xaamud Jibriil iyo Wasiirka arrimaha dibaddu ay isku muruxsadeen shirka golaha wasiiradu ay lahaayeen khamiistii an soo dhaafnay dhexdiisa, ayaa wuxu noqday warkaasi mid aad iyo aad ay ugu diirsadeen dadweynaha ka soo jeeda gobolada Awdal/Selel iyo Gabiley gudaha iyo dibedaba. Read the rest of this entry »

Posted in News | Comments Off

 
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.