Waxaa Dhegahayga ku soo dhacaayey weedho aan layaab igu ahayn, indhahaygu waxay arkayeen xayndaabyo iyo kulano aan mugga aragtiyda ku cusbayn, dood lafa-gurista maankayga iyo la-faqa garaadkayguna wuxuu i siinayey uun dhawr masalo oo aan hore u aaminsana, akhristow weligay intaan qallinka dhumucadiisa wax ku qoraayey dhawr waxyaaboodba waan ka dhawra waxaa ka mid ah taabashada cirdiga qabyaaladda (Triblistic roots)
Hayeeshe qallinkaygu maanta labadaba waa masuugay waxaan maqlaya dhawaaqyo dhaadheer oo aan dheehasho lahayn, waxaan arkaya sawiro aan mug badnayn oo dhaliishu ka buuxdo. Read the rest of this entry »








.jpg)



















