in dhaweydba waxa jira warar jaraa’idka ku soo noqnodonayey kuwaas oo sheegaaya in Madaxweyne Rayaale oo qaadle ahaan jiray markiisii hore intaan xilka madaxweynenimo loo dooran, inu si fiican uga qaxweeyey, guryo iyo gawaadhi iyo hanti aad u baddanna u ka faraqabsadey siduu doonaba ha ku helee madaxnimada iyo qaranninada somaliland. haddaba, wararka jaraaidka marka laga tago waxa jira warar laga soo xigtay niman siyaasiyiin ah oo dalka somalilnad aad looga Read the rest of this entry »
Archive for June, 2009
Madaxweyne Rayaale Wuu Ka Qaxweeyey Kana Qayiley, Kuna Qaadleeyey Qaranimadii Somaliland Ee Sida Sharafta Leh Loogu Dhiibtay
Posted by baashe12 on June 26, 2009
Saylici Oo Ku Eedeey Dawladdu Inay Ka Warwareegayso Doorashada
Posted by baashe12 on June 24, 2009
Hargeysa(Ramaas) June 23, 2009 – Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Cabdi-raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xukuumada Madaxweyne Rayaale ku eedeeyay inay ka war wareegayso inay dalka ka dhacdo doorashadii Madaxtooyadu.
Md. C/Raxmaan Saylici, wuxuu sidaasi ka sheegay maanta mar uu ka soo laabtay dalka Jabuuti oo uu socdaal gaar ah oo qaatay muddo 11 Read the rest of this entry »
Rabbi Ayaan Kugu Dhaarshee Rayaalow Iscasil – By Huseein Badmaax
Posted by baashe12 on June 24, 2009
hadhwanaag 2009-06-23 (Hadhwanaagnews) Mucaaridku ma aha qof nacayb, muxaafidku ma aha qof jacayl. Dalka ayaa ka dhaxeeya waddaniyiinta u dhashay Somaliland, guul iyo guul-darro laba-daba way wadaagaan waddaniyiintu.
Qaramada Midoobay Oo Warbixin Ka Soo Saartay Xaaladda Xuquuqal-iinsaanka Somaliland Ee Wakhtigan.
Posted by baashe12 on June 20, 2009
hadhwanaag 2009-06-20 (Hadhwanaagnews) Geneva (IS)-Qaramada Midoobay ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Xukuumadda Somaliland ay qaaddo tallaabooyin ka dhan ah arrimaha Xuquuqal-Insaanka iyo dib-u-dhaca Doorashada Madaxtooyada, isla markaana waxay ugu baaqday in ay joojiso cago-juglayn iyo cadaadis ay sheegtay inay ku hayso dadka u dooda Xuquuqda Aadamaha, Read the rest of this entry »
Cunaqabataynta Dhaqaale Iyo Ganacsi Ee Dawladda Rayaale Ku Hayso Reer Awdal Iyo Mu’aamaraadka Ay Samaynayso Dawladdu Si Loo Xidho Dekedaha Awdal Dhammaan
Posted by baashe12 on June 15, 2009
Ganacsatada reer Awdal wax badan ayey ka cawdeen sida arxandarrada ah ee dawladdu ula dhaqmayso reer Awdal cabashooyinkaa oy ka mid ahaayeen:
Xaflad Ballaadhan Oo Jaalliyadda Reer Awdal/Salal Ee London Ay Si Diirran Ugu Soo Dhaweeyeen Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmad Maxamad Maxamuud Siilaanyo
Posted by baashe12 on June 11, 2009
xaflad ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la iskuna arkay oo lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Md. Siilaanyo ayaa lagu qabtay magaalada London xaafadda Tottenham 10/6/09, Hotelka la magac baxay Le mouche ee u leeyahay Md. Mahdi Ibrahim Axmad Good.
Qurbajooga Awdal Oo Canbaaraynaya Guddida Dhexdhexaadinta Oo Gardarro Cad Gar & Garab Siisay
Posted by baashe12 on June 8, 2009
Waxan halkan ku canbaaraynaynaa Guddida dhexdhexaadinta oo gardarro cad gar iyo garaba siisay. gar waraabana meeshaa ka naqday garaad ka aadamaha an gali karayn. Read the rest of this entry »
Wiilka Uu Dhalay Madaxweynaha Puntland Oo La sheegay Inay Ku Soo Dhacdo Lacagta Burcad Badeedku
Posted by baashe12 on June 1, 2009
| Maamulka Madaxweyne Faroole oo Tan iyo intii uu jirey ku Taamayey inuu ladagaalamaayo Burcad Badeedka ayaa Bilaabay inuu Asbuucaan wuxuu ugu Magacdaray Howl galka Burcad Badeedka Ka Fuliyo Magaallada Boosaaso oo ah Xarunta Ganacsiga Puntland. Read the rest of this entry » |











