Halkan ka daawo dagaalkii maanta ka dhacay Buuhoodle oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada ka soo jeedda Buuhoodle
Posted by admin on January 26, 2012
Posted in News | Leave a Comment »
Halkan ka daawo Cali Khaliif Galaydh oo sheegay inay diyaar u yihiin inay wadahadal la yeeshaan xukummada Somaliland
Posted by admin on January 26, 2012
Posted in News | Leave a Comment »
Dagaal xooggan oo mar kale ka dhex qarxay ciidanka Somaliland iyo maleeshiyada Khaatumo State oo ka dhacay demada Buuhoodle
Posted by admin on January 23, 2012
Buuhoodlle (Bakipress)- Wararka naga soo gaadhaya degamda Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in dagaal xoogani uu dib mar kale uga qarxay deegaanka Sool-joogto oo qiyaastii 30 km dhinaca bari kagag beegan degmada Buuhoodle.
Dagaalka ayaa sida uu weriye madax banaan oo degmada Buuhoodle ku sugani Gabiley news u noo xaqiijiyey ayaa ah mid xoogan oolaysku adeegsaday hubka culculus iyadoo Dayaanka madaafiicdana laga maqlayo gudaha degmada Buuhoodle iyo goobo kale oo ka durugsan. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
” Waxan Diyaar u Ahay Inan Ka Dego Kursigayga Haddii Ay Danta Somaliland Gasho Oo Ay Walaalahay Reer Sool Ku Bogsanayaan” …Madaxwayne Ku xigeenka S/Land C/Raxmaan Saylici
Posted by admin on January 23, 2012
Waa masuulkii u horreeyay ee caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu Qarannimada S/Land xilkiisa ku badbaadiyo haddii ay danta dalku kallifto geesinimana muujiyay“ Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Bannaanbax aad u ballaadhan oo lagu taageerayo qaranimada Somaliland oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa
Posted by admin on January 22, 2012
Posted in News | Comments Off
Bahweynta gadabuursi ee ku nool wadamada reer galbeedka oo taageero buuxda la garab taagan qaranimada somaliland
Posted by admin on January 22, 2012
Posted in News | Comments Off
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo ka hadlay banaanbixi Hargeysa maanta ka dhacay ee lagu taageerayey qaranimada Somaliland waxana hadaladiisii ka mid ahaa sarbeebta odhanaysa “Qolo qaran ma noqoto”
Posted by admin on January 22, 2012
Posted in News | Comments Off
Saylici oo meel adag istaagay, Siilaanyo oo khadka Telefoonka kula xidhiidhay talana ku ciirsantahay dagaalada bariga oo sii xoogaystay, ergooyin badan oo ku hawllan Heshiisiintooda iyo gobolada galbeedka oo aad uga kacsan arrintan
Posted by admin on January 21, 2012
Hargeysa(Bakipress) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa la sheegay wali inuu shaqo joojintii uu khamiistii ku dhaqaaqay ku jiro oo aanu shaqadii dib ugu soo noqon ilaa hadana aanay jirin wax waan waan ah oo lagu so af-jaray tabashada uu tirsanayo ee kala soo deristay Xukuumadda uu ka tirsan yahay.
Inkasta oo aya iskaga dab qaadeen Ergooyin kala duwan oo madaxda Xukuumadda iyo Golayaasha ahi hadana ma jirto talaabo cad oo la qaaday oo lagu qanciyay hase Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Cali Xaaamud jibriil weligiiba geesi buu ahaa gabbashada an aqoon tallaabdan u qaadayna waa mid reer Adal dhammaan ay aad iyo aad ugu diirsadeen meel kastoo ay joogaan waana mid laga filayey
Posted by admin on January 21, 2012
Kadib markii u soo shaacbaxay warka sheegaya in Wasiir cali Xaamud Jibriil iyo Wasiirka arrimaha dibaddu ay isku muruxsadeen shirka golaha wasiiradu ay lahaayeen khamiistii an soo dhaafnay dhexdiisa, ayaa wuxu noqday warkaasi mid aad iyo aad ay ugu diirsadeen dadweynaha ka soo jeeda gobolada Awdal/Selel iyo Gabiley gudaha iyo dibedaba.
Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Halkan ka daawo khudbaddii Dr Buuxane iyo ujeedooyinka ururka badbaado
Posted by admin on January 21, 2012
Posted in News | Comments Off
Suldaan Saleebaan inankaagana ma Saylici baa isagana calanka Awdal State u soo dhiibay? bal ka sheekee arrintaa!
Posted by admin on September 23, 2011
Waxa dhawaan shirjaraa’id ku qabtay magaalada Borama Suldaan saleebaan Cali oo ku eedeeyey M/Kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici inu Calanka Somaliland Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Muusow Ilbaxnimadu Waa u Dhalasho ee Khasab Maaha
Posted by admin on October 24, 2011
Waxaynu kala soconay baryahanba saxaafadda madaxa banaan oo ka waramaysa fadeexadii ceerigaabo kaga dhacday Muuse iyo wadaadkan uu soo galiyay siyaasadda Samaale.Haddaynu ku yara hakano labadan nin ee uu sidii kubada ku ciyaarayo Xirsi yare, waa C/samaale iyo Muuse’e, Horta ninowna ha ku talo galin inaad marwalba badinayso ciyaar kastood ciyaarto, waxa dhab ah inaad mar iyo laba, sadexba badiso laakiin Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Maxamad Saleebaan Weyne oo ahaan jiray wasiirka warshadaha ayaa cadeeyey in maamulkoogii UDUB ahaa casaabad cidna an u naxin dadkana laaluushka ay bareen
Posted by admin on December 2, 2011
Hargeysa (Bakipress) – Wasiirkii hore ee Warshadaha Somaliland Mr. Maxamed Saleebaan Maxamed (Ina Saleebaan Weyne), ayaa shaaca ka qaaday in maamulkii Madaxweyne Rayaale ee uu wasiirka ka ahaa bulshada bareen laaluushka iyo xaaraanta, isagoo xusay in hadda dadka hadda ka qaylinaya busaaraddu ay yihiin booli-quutayaal dawladda cusub ka xidhay lacagihii xaaraanta ahaa xukuumaddii UDUB siin jirtay.
“Waxaan jecelahay in aan caddeeyo dawlad ayaan ka mid ahaa oo aan wasiir ka ahaa, dawladaasi waxa haystay madaxweyne wanaagsan oo nin nabadgelyo ah. Qof ahaantiisa iyo masuuliyaddiisa madaxweynenimo midna muu ahayn qof rabshad, dhiig iyo burbur jecel muu ahayn Daahir Rayaale, hase ahaatee waxayaga kaloo dhan waxaannu ahayn casaabad aan dalkan u dhalan, dadkana ka dhalan oo qoorta isaga duubay dadka iyo madaxweynihiiba, waxaanuna ahayn casaabad aan geed iyo dhagax toona reebayn oo dadkana u naxayn hilbana ugu ool.”
Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
President Guelleh: “The Somaliland dilemma is different, and I fear they have put the cart before the horse”
Posted by admin on December 3, 2011
Djibouti president, Mr. Ismail Omar Guelleh, has recently granted a long interview with the weekly Jeune Afrique. President Guelleh talks about succession, Somalia, Arab revolutions, the death of Qaddafi and his relations with France.
When asked by Jeune Afrique if he will run for re-election , the President of the Republic Djibouti said Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Halkan ka daawo khubadii qayaaha lahayd ee Dr. Maxamuud Xuseen Cige ka jeediyey shirkii aqoonyahaka
Posted by admin on December 17, 2011
Posted in News | Comments Off
Former French president Jacques Chirac has been found guilty of corruption in a trial over illegal financing of the political party he once led.
Posted by admin on December 17, 2011
He is the first former French head of state to face prosecution since the World War II era.
But Mr Chirac, 79, did not take part in the trial after doctors determined that he suffers severe memory lapses.
Posted in News | Comments Off
Madaxweyne Siilaanyo oo la filayo inu isku shaandheeyo Dawladdiisa iyo rag farabadan oo wadnaha farta ku haya
Posted by admin on December 19, 2011
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu soo wado isku shaandhayntii ugu cuslayd ee uu ku sameeyo golihiisa xukuumada muddadii sanadka iyo sideeda bilood ahayd ee uu xilkaa hayay. Ma jiro ilaa hada cad oo Madaxtooyadu ka soo saartay wararka sheegaya in madaxweynuhu isku shaandhayn ku samayn doono wakhtigan xaadirka ah golihiisa xukuumada, hase yeeshee ilo wareedyo ku dhow-dhow Madaxtooyada ayaa Haatuf u sheegay in Madaxweynuhu qorshaynayo isku shaandhayn uu ku samaynayo golihiisa xukuumada oo gaadhsiisan Wasiiro, Agaasimayaal guud, badhasaabo iyo hogaanada sare ee Ciidamada, kuwaas oo qaar ka mid ah golaha wasiirada la sheegay in xilalkooda ay waayi doonaan, halka kuwo kalena la sheegay in isku badal lagu samayn doono. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Mareykanka oo kala baxay ciidamadiisii dalka Ciraaq & Mareeykanka oo shaaciyey Tirada ciidan ee kaga dhimatay guud ahaan Dalka
Posted by admin on December 19, 2011
Goobihii ay ka bexeen Ciidamada Mareeykanka ee ku yaalay dalka Ciraaq waxaa ku yaacay dad Shacab ah halka qaarkood ay la wareegeen Ciidamada Milatariga dawlada Ciraaq. Qaar ka tirsan Askartii Mareeykanka eheed ee ka baxday dalka
Posted in News | Comments Off
Ma Madaxwaynaha Jabuuti-Baa Wax Ka Badalay Siyaasadiisii Ku Wajahnayd S/land, Mise Madaxwayne Siilaanyaa U Qalmi Waayey In Mar Labaad Roog Cas Loo Dhigo
Posted by admin on December 19, 2011

Musharixii madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele kula tartamay jagada madaxwaynanimada bishii April ee sanadkan 2011 wuxuu shaaciyey in roogii casaa ee Siilaanyo loo dhigay garoonka Jabuuti dabayaaqadii bishii Octobar 2010kii in ujeedadiisu ahayd in uu cod kaga helo dadka reer Somaliland ee ku dhaqan Jabuuti dhacdooyinka u danbeeyeyna waxay sheegayaan xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Saylac oo sheegay in ciidii Saylac baabuur lagu gurayo oo loo qaadayo dhinaca Jabuuti haddii ay taasi sii
Posted in News | Comments Off
The End of Somalia: Scenario of Partition By: Cabdishakuur Sh. Cali Jowhar
Posted by admin on December 19, 2011
“A sheep” says a Somali adage “sees the sky only when it is being slaughtered”. The proverb has anticipated the fate of the Somali people… The butcher has arrived. The knife is sharpened. The Somali is about to see the sky for the first time. This paper is about epiphanies the Somali will behold at the moment of truth, at the edge of the event horizon from which nothing ever returns, just before the riding whip of slavery bites his naked backside. It is a near-funeral situation; we should ponder what follows in a sombre manner, with thoughtfulness and grief. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
North Korean Leader Kim Jong Il Dead at 69; Son Kim Jong Un Likely to Succeed + Photos
Posted by admin on December 20, 2011
Posted in News | Comments Off
Xaaji Cumar Cabdi Cige oo ka mid ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Adal oo nuuxnuuxsaday midnimada iyo qaranimada Somaliland kana digay Awdal State
Posted by admin on December 20, 2011
Posted in News | Comments Off
Halkan ka daawo: Dalka Iceland oo noqday dawladaha reer gabeedka dawladdii ugu horreeyey ee ictiraafta qaranimada Falastiin
Posted by admin on December 21, 2011
Dalka Iceland ayaa waxaa la sheegay inuu noqday wadankii ugu horeeyey wadamada reer Yurub ee aqoonsi buuxa siiyey dowlada dalka reer Falastiin iyadoona u aqoonsatey dalka Falastiin wadan buuxa oo jiritaankiisuna uu yahay mid sax ah.
Baarlamaanka dalkaas Iceland ayaa waxaa la sheegay in dhamaadkii bishii Novembar ee sanadkaan go’aansadey aqoonsiga dalka Falastiin ayaa xaflada arintaas aqoonsiga ah lagu dhawaaqayey waxaa ka qeyb galey wasiirka arimaha Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Halkan ka daawo: Khudbaddii qaayaha iyo qiimaha lahayd ee Marwo Faadumo Yusuf Wadaad ay ka jeedisay shirkii lagu taageerayey midnimada iyo qaranimada Somaliland ee todobaadkan ka dhacay Ottowa
Posted by admin on December 21, 2011
Posted in News | Comments Off
Cilmi Montocarlo oo u jawaabaya shabakada Harowo ee lagu caayo Alhul-karamka Gadabuursiga
Posted by admin on December 22, 2011
Anigoo ah montikaarlo waxaan xaal siinayaa beelweynta makaahiil ee iska qaban kari weyday ninka iska leh bulaacadda harowo .ninkaas anigu aqoon uma lihi laakiin dadka ayaan ka maqlaa iyagoo leh waa nin nolosha waa hore ka quustay.fidnada iyo xumaanta uu samaroon ku beerayna ma aha mid si sahal ah looga bogsan doono.
maalintii ilaahay keenaba waxaad arkaysaa qof samaroon ah oo sharaf leh oo lagu
Posted in News | Comments Off
Awdal Is Calling You. By: Mohamad Mousa
Posted by admin on December 22, 2011
Years ago I wrote the following that Adwal (the land) is sick from the tribal struggle among its people. It is asking for civility, responsibility, respect, and fight its rights: Awdal is crying, sobbing, and grieving on lack of UNITY and INACTIVITY of its people. It is lamenting on the decisions of its elders who serve on their self interests and on clan bases.
AWDAL CRIES FOR HELP Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Muusa Rabiile Good oo loogu magacdarayo jidka Borama-Dila isku xidha si loogu xusuusto guulihii badnaa ee u soo hooyey Marxuumku sida magaca Gobolka Awdal iyo degmooyinka qaar mid ah
Posted by admin on December 22, 2011


Oslo (Lug)- Warar aan wali si rasmi ah u soo bixin ayaa sheegaya in jidka Dila iyo Borama ee imika shaqadiisu socoto loogu magac dari doono Muuse Rabbiile Good oo ahaa ninkii ansixiyay gobolnimada gobolka Awdal, una magac bixiyay gobolkaasi.
tallabadaasina waxa ay qayb ka noqonaysaa dedaallada lagu xusayo haldoorkii taariikhda galay ee gobollada Awdal, Salal iyo Gabiley. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Wasiirka Maaliyadda Maxmad Xaashi oo la filayo inu maalinta berri ah u iska casili doono xilka jagadaa
Posted by admin on December 23, 2011
Hargeisa (Bakipress)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa la Sheegay inuu Xilkii Wasiirnimo iska Casilay ka dib markii khilaaf wayni soo dhex galay isaga iyo Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Illaa hadda Ma jiro war Rasmi ah oo ka soo baxay Wasiirka Maaliyadda Somalialnd balse Ilo Xogogaal ah oo ku dhawdhaw shirkii golaha Wasiirada ee shalay ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in wasiirku ka Cadhooday ka dib markii Mooshin la xidhiidha Heshiis wasiirka Macdanta iy biyuhu la galay shirkaddo ajnabi ah laga codeeyay Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Saylicipress News International Post (SNIP) – The Overdue Somaliland Republic Recognition is Already Here
Posted by admin on December 23, 2011
The overdue Somaliland Republic recognition is already here: The time to demand or hope to obtain it from illegitimate and illegal 20th century dictators is over
Top stories in Brief:
1. The Overdue Somaliland Republic Recognition is brighterthan ever before Due to the Rapidly Changing International Structures. The oldworld power structure dominated by so-called interest oriented and hegemoniccolonial powers is rapidly Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Waa kuma Xaamud Cali Maasheeye… Wasiiru Dowladda Arrimaha Dibadda ee Dowladda kumeelgaadhka ah? (Xog Muhiim ah)
Posted by admin on December 26, 2011
December 26, 2011 By: webmaster Category: News
![]()
Warbaahinta Islaamiga ah ayaa waxaa dhawaan soo gaaray Xog Muhiim ah oo ku saabsan Shaqsiyadda mid ka mid ah Wasiirada Dowladda KMG-ka ee qurbaha laga keenay. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Shabakada Wikileaks oo Fashilisay Siro uu Bixin Jirey Maxamed Cumar Carte
Posted by admin on December 28, 2011
Shabakadda ku caan baxday faafinta siraha dawladdaha ee Wikileaks, ayaa fashilisay siro uu si qarsoodi ah wadanka Maraykanka u sii jiray Maxamed Cumar Carte oo shalay urur-siyaasadeed la yidhaahdo Damal kaga dhawaaqay magaalada Hargeysa.
Xogaha Wikileaks faafiyey ee Maxamed Cumar Carte siin
jiray dawladda Maraykanka xilligii uu ahaa la-taliyaha arrimaha siyaasadda wasaaradda daakhiliga Somaliland oo nuqulo ka mid ah Jamhuuriya helay waxay Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
African intiative exchange programme
Posted by admin on December 29, 2011
The Africa Initiative exchange program supports short-term academic placements through grants for Africans and Canadians undertaking research on Africa. The program is building capacity by giving bright, highly-motivated students and scholars an opportunity to discover and impart new learning in a cross-cultural experience. Supported research covers six thematic areas – conflict resolution, energy, food security, health, migration, and climate change. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Xasuuqii Dayuuradaha dagaalka Kenya ay ka geysteen degaanka Hosingow ee gobolka Jubada hoose oo la soo bandhigay + sawirro
Posted by admin on December 30, 2011
Iyadoo weli ay socdaan Duulaamada Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ka wado qaar ka mid Gobolada Soomaaliya ayaa Kulan looga hadlayey Xasuuqii ka dhacay Tuuladda Hosingow ee Gobolka Jubadda Hoose ka dib markii Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ay halkaa ka geysteen Xasuuq aad u ba’an kaasoo ay ku dhitneen ilaa iyo laba Toban Ruux oo u badnaa Caruur iyo Haween waxaa ku dhaawacmey ilaa Soddon Qofood Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
MI5: Somalia New Terror Training Camps, Speculation UK Could Invade
Posted by admin on December 30, 2011
Posted in News | Comments Off
Mindesta Options First Mineral Exploration Permits Issued by Republic of Somaliland
Posted by admin on December 30, 2011

OTTAWA, CANADA — Mindesta Inc. (“Mindesta” or the “Company”) (OTCBB:MDST) wishes to announce that it has decided to focus its efforts on mineral exploration in East Africa, and in particular the Republic of Somaliland and Ethiopia, as it believes the region has very attractive geology and an improving political environment. As initial steps in executing this strategy, the Company has appointed C. Tucker Barrie Ph.D., P. Geo. as Vice President, Corporate Development and has entered into an option agreement to earn up to an 80 per cent interest in, Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Wikileaks: Mohamed Omer Arteh passed state secrets to US Embassy in Nairobi
Posted by admin on December 30, 2011
embassy cable – O9NAIROBIIII9
SOMALIA. SOMALILAND OFFICIAL URGES TOUGH STANCE AGAINST RIYALE Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Quljeednet: Respond To, An Article Entitled (Quljeednet The New Mysterious Website For Awdal Public) Written By Osman Elmi And Published On Harowo.com!
Posted by admin on December 31, 2011
Mr Osman Elmi’s subjective piece entitled (Quljeednet The New Mysterious Website For Awdal Public!)which was published on Mr Elmi’s idol website Harowo.com and his previous articles show how some Awdalistes falsely claim that they want facts when in realty they reject the seed of the fact itself. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Prof. Samatar oo rajo ka muujiyay mustaqbalka Soomaaliya, kuna baaqay in la is cafiyo + SAWIRRO
Posted by admin on December 31, 2011
Nairobi -(Bakipress) – Hogaamiyayaasha xisbiga Soomaaliyeed ee Hiil Qaran oo shir maanta ku qabtay Hotelka Laico Regency ee magaalada Nairobi ayaa ka hadlay safar ay dhawaan ku tageen magaalada Muqdisho iyo sida xal loogu heli karo dhibaatada Soomaaliya. Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah hogaamiyayaasha xisbiga Hiil Qaran ayaa ka sheekeeyay waxay ku soo arkeen magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay burburka ka muuqda Muqdisho inay u ekeetay magaalo lagu dhuftay hubka Nuclearka. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Oday Garbis: Walee Kirishbay Makaahiil Oo Kaam Qoxooti Ku Jira Iyo Kuuli Makaahiil Iyo Car Cleaner Dawladay Dhisaan Baan Reer Awdal Ku Nasan
Posted by admin on January 1, 2012
Waar yaadhaheen anagaa wax aragnaye quruumahan
Makaahiill ee Xeregeel ilaa Jaraahoroto iyo dixdii Harowo wixii dibjir joogay isku qayshaday ee manaafaqada Qurbameerka la wareegaaya ee wada xiiqsan ee waliba intooy ka talaabsadeen odaygii ay ku galayeen magaca Gadabuursi ee Makaahiil hadana ku dhawrtaysanaya Samaroonnimada tolow ma abaar iyo caydh iyo colaad iyaga u gaara ayaa loo sheegay ilayn waa kuwan in Gadabuursoo dhan dab qabsado ku ducaysanayee. Walee Kirishbay Makaahii oo kaam qoxooti ku jira iyo Kuuli Makaahiil iyo Makaahiil wuxuu car cleaner lahaa iyo Habar kimis dubaysaba isku keente, oo waliba yarkii Waagaacub lahaa ee Daahir Calasow ee Habar Gidirta ahaa ee Isaaq caygana ku caambaxay wadinkaa u qayshaday oo waa kuwaa ilaa dumarkii Gadabuursi qololkiisii yaraa isku cayayee bal waxaad ka heshaan baan eegaa. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Your Annual Report from WordPress.com : Happy New Year! & Thanks for flying with WordPress.com in 2011.
Posted by admin on January 1, 2012
The WordPress.com stats helper monkeys prepared a 2011 annual report for this blog.
Here’s an excerpt:
London Olympic Stadium holds 80,000 people. This blog was viewed about 300,000 times in 2011. If it were competing at London Olympic Stadium, it would take about 4 sold-out events for that many people to see it.
Posted in News | Comments Off
Daawo Muuqaalada Wafti Balaadhan Oo Ka Kala Socday Ururwaynaha IGAD Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Soo Gaadhay Boorama
Posted by admin on January 1, 2012
Boorama- (Bakipress) – Waxaa goor galabtiiya magaalada Boorama soo gaadhay wafti balaadhan oo ay hogaaminayaan wasiiro ka tirsan xukuumada Siilaanyo kana mid ahaa wafti kale oo ka socday ururwaynaha IGAD.
Waftigan wasiirada ah ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Prof:Ismaaciil Mu’min Aar, wasiirka Beeraha Somaliland Prof:Faarax Maxamuud , Wasiir Ku xigeenka waxbarashada Cali Xaamud Jibriil iyo agaasimaha guud ee qorshaynta Somaliland C/rashiid Axmed.” Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Halkan ka daawo: Xaaji Cali Gurays oo sharraxaad waafiya ka bixiyey sidii loo dilay Ugaas Doodi wax yarna ka taataabtay taariikhdiisa kana booday intii Borama u ku lahaa
Posted by admin on January 2, 2012
Posted in News | Comments Off
Wefti Heer Qarana oo la kumey reer Dila Sheegayna liiska magacyada gacan-ku-dhiiglayaashii dilalkii fooshaxumaa ka geystey degaanka Seemaal
Posted by admin on January 4, 2012
Posted in News | Comments Off
Wasiirka arrimaha gudaha iyo labada taliye ee ciidanka qaranka Somaliland oo shaacisay liiska 9 eedaysane oo loo haysto dilkii Seemaal
Posted by admin on January 4, 2012
Dilla (Bakipress) – Xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo muddo 25 maalmood ah ku hawlanayd sidii ay u soo qaban lahayd gacan ku dhiiglayaashii deegaanka Seemaal dabayaaqadii sanadkii hore ku dilay saddexda qof ayaa shalay shaacisay Magacyadda 9 eedaysane oo lagu cadeeyay inay geysteen dilkaasi.
Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Halkan ka daawo kulaankii dhexmaray wasiirka arrimaha gudaha Duur iyo reer Gabiley iyo magacdii dhagarqabayaasha dilkii Seemaal ka dhacay ka danbeeyey oo la shaaciyey
Posted by admin on January 5, 2012
Posted in News | Comments Off
Dr.Donald Kipkorir oo ah Qareen u dhashay Kiiniya oo ku taliyey Itoobiya iyo Kiiniya inay qaybsadaan dalka somaaliya
Posted by admin on January 8, 2012

Nairobi - (bakipress) -Qareen caan ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa qoray maqaal uu ugu magac daray ” Sababta ey muhim u tahay iney qabsadaan Kenya iyo Itoobiya Somalia inta ey goori goor tahay”.
Wariyaha oo lagu magacaabo DONALD KIPKORIR ayaa ku bilaabay maqaalkiisa lagu daabacay wargesyska maalin laha ah ee Daily Nation sidatan: Bishii hore bankiyada waaweynaa ee Lehman Brothers iyo Merill Lynch oo ah kuwa ugu waaweyn maalgashiga adduunka ayaa dhulka galay waxaana ognahay wixii ka dambeeyey oo ah dhibaato iyo hoosudhac oo ku yimid suuqyada reer galbeedka. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Halkan ka daawo dagaalka u dhexeeya ciidamada Kiiniya iyo Al-shabaab oo galay bishiisii seddexaad
Posted by admin on January 9, 2012
Posted in News | Comments Off
Maamulka Awdal waxan ka codsanaynaa inay weriye Yusuf Indhaqurux sida ugu dhakhsaha badan xornimadiisa ugu soo celiyaan farahana laga qaado
Posted by admin on January 9, 2012
waxa maalintii labaad ku xidhan saldhigga dhexe ee Borama wariye Yusuf Indhaqurux oo ka mid ah weriyayaasha ugu firfircoon ee ka hawlgala Gobolada Awdal, selel iyo Gabilay.
wararka ka imanaya magaalada Borama ayaa sheegaya in weriye Yusuf la xidhay kii oo hawlihiisa ku guda jira wax danbiya oo qaranka u ka galayna aanu jirin. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Ururka Suxufiyiinta Soomaalida ee loo yaqaanno NUSOJ oo aad u cambaareeyey xadhiga lagula kacay weriye Yusuf indhaqurux kuna tilmaamay mid baalmarsan sharciga saxaafadda
Posted by admin on January 10, 2012
Nairobi – (Bakipress) – Ururka suxufiyiinta Soomaalida ee NUSOJ , ayaa maanta cambaareeyay xadhiga weriye Yuusuf Indha-qurux oo ahaa weriyihii Telefiishanka Royal uga soo warami jiray Magaalada Boorama, kaasoo maalintii shalay xabsiga loo taxaabay.
Posted in News | Comments Off
War and Natural Gas: The Israeli Invasion and Gaza’s Offshore Gas Fields. by Michel Chossudovsky
Posted by admin on January 10, 2012
The military invasion of the Gaza Strip by Israeli Forces bears a direct relation to the control and ownership of strategic offshore gas reserves.
This is a war of conquest. Discovered in 2000, there are extensive gas reserves off the Gaza coastline.
British Gas (BG Group) and its partner, the Athens based Consolidated Contractors International Company (CCC) owned by Lebanon’s Sabbagh and Koury families, were granted oil and gas exploration rights in a 25 year agreement signed in November 1999 with the Palestinian Authority. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo cambaareeyey xadhiga Weriye Yusuf Cabdi Cali Indhaqurux uguna baaqay Pooliska iyo maamulka Awdal in si degdeg ah loo sii daayo xorriyadiisana loogu soo celiyo
Posted by admin on January 10, 2012
Hargaysa-(Bakipress)-Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si kulul u cambaareeyay xadhiga ay ciidamada booliska gobolka Awdal kula kaceen weriyihii Telefiishanka Royal uga soo warami jiray Magaalada Boorama Yuusuf Cabdi Cali Indha-qurux oo weli ku xidhan saldhig ay leeyihiin ciidamadu.
Shir ay xubnaha guddida fulintu ay ku yeesheen Magaalada Hargeysa, ayaa lagu sheegay in xadhiga suxufigu yahay Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Wasirro ka socda dawladda Somaliland oo dhagax dhigay Kampas cusub oo loo dhisi doono jaamacadda Eelo ee magaalada Borama
Posted by admin on January 11, 2012
Posted in News | Comments Off
Intaanad Shirka Taleex Ka Hadal, Ee Aanad Awdal state Ka Hadal, Horta Somaliland Ma Xaq-Bursi Ayey Ku Dhisantahay Mise Sad-bursi?
Posted by admin on January 12, 2012
Waxaa Dhegahayga ku soo dhacaayey weedho aan layaab igu ahayn, indhahaygu waxay arkayeen xayndaabyo iyo kulano aan mugga aragtiyda ku cusbayn, dood lafa-gurista maankayga iyo la-faqa garaadkayguna wuxuu i siinayey uun dhawr masalo oo aan hore u aaminsana, akhristow weligay intaan qallinka dhumucadiisa wax ku qoraayey dhawr waxyaaboodba waan ka dhawra waxaa ka mid ah taabashada cirdiga qabyaaladda (Triblistic roots)
Hayeeshe qallinkaygu maanta labadaba waa masuugay waxaan maqlaya dhawaaqyo dhaadheer oo aan dheehasho lahayn, waxaan arkaya sawiro aan mug badnayn oo dhaliishu ka buuxdo. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Mashaariicdii Wasaarada Macdanta iyo Biyaha u Fulay Sanadkii Lasoo Dhaafay ee 2010
Posted by admin on January 12, 2012
Wasaarada Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Somaliland ayaa cadeysay inay sannadkan cusub ka hirgelin doonto 30 ceel oo dhaadheer gobolada dalka, 37 tuulooyin ahna ka samayn doonto biyo gelin, halka konton berkadood laga qodi doono gobolada dalka. Wasaarada Macdanta oo soo saaray warbixin dheer oo ay tafaasiil kaga bixiyeen waxqabadkii sannadkii dhamaaday ay fuliyeen, waxa socda iyo qorshaha sannadkan ay fulin doonaan ayaa sheegtay in dhowaan ay bixin doonaan qandaraaska mashruuca biyo-gelinta ee Hargeysa iyo Wajaale ee EU bixisay, saddex iyo soddon bali oo waaweyna ka samayn doonaan gobolada dalka. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Jawaab: Baaq ku socda bulshaweynta Adal ee sharafka leh By: Yuusuf Warsame
Posted by admin on January 14, 2012
Waxa dhacday dhawaan in aqoonyahano, duqeyti iyo dhalinyaro ka soo jeeda Awdal, Salal iyo Gabiley ay ka damqadeen anshax xumada ay ku kacaan qaar ka mid ah mareegtooyinka reer Adal. Waxayna soo saareen baaq ay wada jir u saxeexeen ooy kaga codsanayeen in mareegahaasi ixtiraamaan qawaaniinta iyo anshaxa suuban ee u dhigan saxaafada xorta ah, joojiyaana cayda, aflagaadada Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Baaq Taageero: Beelweynta Gadabuursi oo shaaca ka qaadday inay dawladda hiil iyo hooba la barbar taaganyihiin iyo inay gacanbira ku dhigto ciddi qaranimada Somaliland ka hortimaad amma wax u dhimaysa
Posted by admin on January 15, 2012

Beelweynta gadabuursi ee degan dalka ingiriiska ayaa taageero hiil iyo hooba leh la garab taagan xukuumada somaliland, ka dib markii koox qurbameer ah ay yimaadeen somaliland iyagoo ka soo degay airport rada somaliland dawladana u sheegay inay qabsanayaan shir ay kaga hadlayaan sidii dhiiga iyo magta ay iskaga kaashan lahaayeen , iyo sidii loola heshiin lahaa beesha habarjeclo oo dagaal ka dhex oognaa.Posted in News | Comments Off
Halkan ka daawo madaxweyne Siilaanyo khudbaddii u ka jeediyey labada Gole
Posted by admin on January 15, 2012
Posted in News | Comments Off
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Hawlgalka Ciidamada Qaranku Ku Qabsadeen Buuhoodle
Posted by admin on January 15, 2012
Hargeysa -(Bakipress)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo wacyi gelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) ayaa sheegay inay saaka Ciidamadda qaranku ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Buuhoodle.
Wasiirku wuxuu sheegay inay ciidanka qaranku ay baacsadeen maleeshiyo hubaysan oo hore ugu sugnaa magaaladda Buuhoodle, waxaanu tilmaamay inay kooxdaasi ka baxday magaalada kuna baxsadeen dhawr Baabuur oo nooca Tiknikada ah. Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Free Suxufi Yuusuf Indho-Qurux Qalinka Xoriyatul Qawlkana Ilaali Oo Ha Cabudhin
Posted by admin on January 15, 2012
Posted in News | Comments Off
General Maxamad Xassan (Jidhif) oo dhexjooga magaalada Buuhoodle kuna warramay inay eryadeen fallaagadii soo weerartay magaaladuna ay deggan tahay
Posted by admin on January 16, 2012
Posted in News | Comments Off
Dharoor:Madaxweynaha Puntland oo maanta si rasmi ah ufuray Shidaalkii ugu horeeyey ee Abid Puntland laga qodo…(Warbixin + Sawiro).
Posted by admin on January 18, 2012
Dharoor:(Bakipress)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole ayaa maanta 16 Jan, 2012 si rasmi ah ugu dhawaaqey shidaal qodis in laga bilaabo deegaanada Puntland kadib markii uu ka qaybgalay xaflad si caalami ah loo soo maamuley oo loogu talagalay furitaanka mashruuca shidaal qodista Puntland kana dhacdey dooxada Dharoor ee gobolka Bari madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Musse , ku dhowaad 10 Wasiir oo ka tirsan xukumadda Puntland, qaar ka mid ah mudanyasha Barlamaanka,saraakiisha militeriga iyo booliska Puntland, Agasimayal ,Salaadiin ,issimo ,Nabadoono,
Posted in News | Comments Off
Britain urges president Siilaanyo of Somaliland to back Somalia conference in London
Posted by admin on January 19, 2012
HARGEISA — UK Deputy Ambassador to Ethiopia Chris Allan visited the Somaliland capital on Wednesday to discuss the upcoming London Conference on Somalia. The British ambassador held a press conference in Mansoor hotel in which he briefly presented the agenda of the conference and Somaliland’s role.
“I would like to stress that I am pleased with my visit to Somaliland. Today I met with senior government officials and we deliberated on matters relating to the international conference on the issue of Somalia scheduled Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Wasiir Cali Xaamud Jibriil oo kabaha la maray Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Md. Maxamd cabdillaahi Cumar
Posted by admin on January 19, 2012

Hargeysa(Bakipress) Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa la sheegay shirkii Golaha Wasiiradda ee Maanta oo lagaga hadlay mudahaar ay xukuumaddu abaabulayso maalinta Sabtida ah inay isku af-dhaafeen oo ay dood adagi ku dhex martay kadib markii Wasiirka Arrimaha Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off
Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo doortay hogaan cusub oo dalka ka talin doona
Posted by admin on January 19, 2012
Khaatumo – (Bakipress) – Shirkii magaaladda Taleex uga socday beelaha Dhulbahante ayaa manta lagu doortay Madaxweyne iyo laba xubnood oo Golaha Madaxtooyada noqon doona, Gole Wasiiro iyo Gole Wakiilo. Waxaana Madaxweynaha Talada haynaya loo doortay Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash). Read the rest of this entry »
Posted in News | Comments Off








.jpg)

























